Diyaaradaha dagaalka Ruushka oo duqaymo hor leh ka gaystay gobolka Idlib

0
85

Diyaaradaha dagaalka Ruushka ayaa weeraro hor leh ka fuliyay gobolka Idlib ee dalka Suuriya, sida ay sheegayaan kooxda la socodka xaaladda Suuriya. Duqayntan ayaa la sheegay in lagu beegsaday deegannada ay mucaaradka ku xooggan yihiin ee ku yaalla koonfur galbeed dalkaasi, sida ay sheegayaan kooxda la socota xaaladda Suuriya oo uu fadhigeedu yahay Britain. Turkiga […]




SOURCE: Diyaaradaha dagaalka Ruushka oo duqaymo hor leh ka gaystay gobolka Idlib

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.