Diyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay ee Gobolka Jubbada dhexe

0
54

Wararka ka imaanaya Degmada Bu’aalle ee Gobolka jubbada dhexe ayaa waxa y sheegayaan in xalay fiidkii diyaarado dagaal ay duqeymo ka geysteen halkaasi oo ay gacanta ku hayaan Al Shabaab . Dhowr diyaaradood ayaa la sheegay in duqeymo ay ka fuliyeen degmada,isla markaana sababtay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dad deegaanka Degmada ee gobolka […]




SOURCE: Diyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay ee Gobolka Jubbada dhexe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.