Diyaarado duqeyn ka geystay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo

0
342

Saakay Waaberigii diyaaradaha dagaalka dalka Kenya waxa ay duqeyn khasaaro geysatay ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolla Gedo. Diyaaradaha ayaa waxaa la sheegay in ay duqeyn ka geysteen  Tuulada Laan-qurac oo u dhaxeysa degmooyinka Ceel-waaq iyo Balad-xaawo,waxaana ku geeriyooday dad shacab ah. Dadka ku dhintay duqeynta ayaa waxaa ku jira Mid ka mid ah odayaasha Tuulada […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Diyaarado duqeyn ka geystay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.