Diyaarado Warqado digniin ah ku daadiyey deegaan ay maamulaan Al-Shabaab

0
13

Wararka naga soo gaaraya deegaano hoostaga degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in diyaarado dagaal ay Maanta Warqado digniin ah ku daadiyeen tuulooyin hoostaga degmadaas. Tuulada Basra oo 12km dhinac Galbeed ka xigta degmada Balcad ayaa waxaa lagu soo waramayaa in diyaarado aan la aqoon halka laga leeyahay ay ku daadiyeen […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Diyaarado Warqado digniin ah ku daadiyey deegaan ay maamulaan Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.