Diyaarinta dhuldegaanka Laascaanood Master Plan ayaa laga bilaabay daafaha magaalada

0
30

Arbaco, July, 10, 2019 (HOL) Hawlgal lagu samaynayo dhul degaanka magaalada Laascaanood ayaa si wadajir ay uga wadaan Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Dawlada Hoose kaas oo lagu samaynayo dhulkii noqonlahaa degaanka ay ku fidayso magaaladu Master Plan,




SOURCE: Diyaarinta dhuldegaanka Laascaanood Master Plan ayaa laga bilaabay daafaha magaalada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.