Donald Trump oo sheegay inaysan Iiraan marnaba cabsi gelin karin dalkiisa, ugana digay Cawaaqib-xumo.

0
264

Qoraal uu Madaxweynaha Maraykanka soo dhigay Bartiisa Twitter-ka waxa uu u goodiyey dhigiisa dalka Iiraan, Xasan Ruuxaani, una sheegay inay Iran la kulmi doonto cawaaqib-xumo aad u daran haddii ay cabsi geliyaan Maraykanka. Donald Trump waxa uu Twitter-kiisa ku sheegay inay Iiraan la kulmi doono dhibaato aan weligeeda soo marin Taariikhda Caalamka. Wuxuuna ugu baaqay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Donald Trump oo sheegay inaysan Iiraan marnaba cabsi gelin karin dalkiisa, ugana digay Cawaaqib-xumo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.