Dood Aqoon-Isweydaarsi ah oo ku saabsan Dib-u-Eegista Dastuurka oo ka dhacday London

0
248

Talaado, July, 03, 2018 (HOL) – Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ayaa dood Aqoon-Isweydaarsi ah oo ku saabsan siddii loo heli lahaa Dastuur dhameystiran oo Soomaali leedahay la yeelatay qaar kamid Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Waqooyiga London ee dalka Ingiriiska.




READ MORE FROM THE SOURCE: Dood Aqoon-Isweydaarsi ah oo ku saabsan Dib-u-Eegista Dastuurka oo ka dhacday London

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.