Sabti, September, 29, 2018 (HOL) – Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ajandihiisu yahay sii wadista doodda ku saabsan dib u eegista xeer hoosaadka Golaha Shacabka.
SOURCE: Dooddii xeer hoosaadka Golaha Shacabka oo dib maanta u billaabanaysa