Doon ay wateen Burcad Badeed oo la bur buriyay

0
273

Talaado, October, 30, 2018 (HOL) -Maraakiibta ilaalada Badda ee Midowga Yurub ayaa Doon ay wateen kooxaha burcad badeeda ku qarxiyay xeebaha dalka Soomaaliya.




SOURCE: Doon ay wateen Burcad Badeed oo la bur buriyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.