Doorashada Koonfur Galbeed oo mar kale dib u dhac ku yimid

0
255

Khamiis, November, 22, 2018 (HOL)- Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in markii saddexaad uu dib u dhac yimid jadwalka doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed.




SOURCE: Doorashada Koonfur Galbeed oo mar kale dib u dhac ku yimid

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.