Doorashada Kursi ka bannaan Golaha Shacabka oo lagu qabanayo Garoowe

0
72

Axad, October, 07, 2018 (HOL)–Magaalada Garoowe ee xarunta dowlad gobolleedka Puntland waxaa maanta ka dhaceysa doorashada mid ka mid ah kuraata xildhibaannada Golaha Shacabka oo uu dhawaan iska casilay Daahir Cali Faarax.




SOURCE: Doorashada Kursi ka bannaan Golaha Shacabka oo lagu qabanayo Garoowe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.