Doorashada kursi ka mid ah Golaha Shacabka oo Maanta Ka Dhaceysa Garoowe

0
53

Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland waxaa Maanta la filayaa in ay ka dhacdo doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka Soomaaliya. Kursigaan ayaa waxaa baneeyey,isla markaana dhawaan iska casilay Ex-Xildhibaan Dhahar Cali Faarax,kaasi loo Magacaabay Qunsulka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Jabuuti. Musharixiinta Maanta doorashada ka dhaceysa Puntland ku tartami doona ayaa waxaa kamid ah […]




SOURCE: Doorashada kursi ka mid ah Golaha Shacabka oo Maanta Ka Dhaceysa Garoowe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.