Doorashada Madaxweynaha Puntland oo maanta ka dhaceysa magaalada Garoowe

0
245

Talaado, Janaayo, 08, 2019 (HOL)- Maanta oo Talaado ah 08 bishan Janaayo ayaa lagu wadaa in magaalada Garoowe lagu qabto doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa dowlad gobolleedka Puntland hoggaamin doona shanta sano ee soo socta.




SOURCE: Doorashada Madaxweynaha Puntland oo maanta ka dhaceysa magaalada Garoowe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.