Dowlad Goboleedyada oo shuruud ku xiray wadahadalka Dowladda Soomaaliya

0
107

Qoraal ay soo saareen Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa waxa ay kaga hadleen shirka Golaha Amniga Qaranka ee uu dhawaan ku baaqay Madaxweynaha Soomaaliya. Dowlad Goboleedyada ayaa qoraalka ay soo saareen waxa ay shuruud ku xireen wadahadal ay la galaan dowladda Federaalka Soomaaliya. Hoos Ka Akhriso War-saxaafadeed ay soo saareen.




SOURCE: Dowlad Goboleedyada oo shuruud ku xiray wadahadalka Dowladda Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.