Dowlada oo diyaarisay gaadiid dadka lagu daabulo Maalinta Xornimada

0
132

Dowladda Federaalka soomaaliya ayaa Shacabka Magalada muqdisho waxa ay u diyaarisay Bassas Waaweyn oo loogu talo galay in ay raacaan Saacadaha ay xiran yihiin Wadooyinka inta lagu guda jiro dabaaldega 1-da luulyo. Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo siyaasada Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa ayaa Shacabka Muqdisho ku wargeliyey in Maanta oo Axad ah la […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dowlada oo diyaarisay gaadiid dadka lagu daabulo Maalinta Xornimada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.