Dowlada Soomaaliya oo Xabsiga dhigtay Agaasime lagu eedeyay Musuq-maasuq

0
289

Agaasime ka tirsan Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka , ayaa xabsiga loo taxaabay iyadoo loo haysto eedeymo la xiriira musuq maasuq. Warar aan ka helnay hoggaanka  dambi baarista (CID) ayaa xaqiijiyay in Daahir Maxamed Nuur oo ahaa Agaaasimihii Waaxda Dib u dejinta barakacayaasha,lagu soo eedeeyay “Xatooyo Xoolo dadweyne” Waxaa loo haystaa in uu lunsaday lacag […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dowlada Soomaaliya oo Xabsiga dhigtay Agaasime lagu eedeyay Musuq-maasuq

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.