Dowladaha Maraykanka iyo Kenya oo ka wada hadlay La-dagaalanka Al-Shabaab

0
82

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta waxa uu Kulan la yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka ugu qaabilsan Arrimaha Qaaradda Afrika, Tibor Nagy, waxayna ka wada hadleen Arrimaha Ammaanka Gobalka, Ganacsiga, Maalgashiga iyo Iskaashiga Maraykanka iyo Kenya ee La-dagaalanka Alshabaab. Kulankaasi oo ka dhacay Aqalka Dowladda ee magaalladda Nairobi, waxa uu Madaxweyne Uhuru sheegay inay Kenya iyo […]




SOURCE: Dowladaha Maraykanka iyo Kenya oo ka wada hadlay La-dagaalanka Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.