Dowladaha Turkiga iyo Sacuudiga oo taageero u muujiyey DFS, kadib, weerarkii shalay

0
359

Hadal-qoraal oo ay soo kala saareen Wasaaraddaha Arrimaha Dibedda ee dalalka Turkiga, Sacuudiga iyo Baxrayn waxay si kulul ugu cambaareeyeen Weerarkii ay Alshabaab la beegsadeen Dhismaha Otto oo Xarun u ah Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Ammaanka Qaranka ee Xukuumadda Federalak Somalia. Dowladaha Turkiga, Sacuudiga waxay sheegeen inay aad ugu xun yihiin dadkii rayidka ee naftooda ku […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladaha Turkiga iyo Sacuudiga oo taageero u muujiyey DFS, kadib, weerarkii shalay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.