Isniin, July, 02, 2018 (HOL)–Dowladda Britain ayaa qalab uu qiimahooda gaarayo 5.6 milyan oo baund ugu deeqday Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) si ay gacan uga geystaan nadiifinta waddooyinka muhiimka ah xilli ay ciidamadu sii xoojinayaan hannaanka kala-guurka ah ee ku saleysan shuruudo.
READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda Britain oo qalab ku kacaya 5.6 million ugu deeqday howlgalka midowga Africa AMISOM