Dowladda Burundi oo diidan in ay Ciiddankeeda kala baxdo Somalia

0
68

Ka-bixitaanka Ciiddanka Burundi ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM ayaa la sheegay inay horseeday Khilaaf Diplomaasiyadeed oo kale oo weli cakiran. Tan iyo sannadkii 2007-dii, Hawlgalka AMISOM waxay dagaal kula jireen Dagaalamayaasha Alshabaab, iyadoo boqolaal ka tirsan Ciiddanka AMISOM lagu dilay Hawlgaladaasi. Dalka Burundi oo Ciiddanka labaad ee ugu badan ka joogaan Somalia ayaa waxay […]




SOURCE: Dowladda Burundi oo diidan in ay Ciiddankeeda kala baxdo Somalia

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.