Wafti ka socda dalka Eritrea ayaa maanta waxa ay gaareen dalka ay deriska yihiin ee Ethiopia si wada-hadallo taariikhi ah, oo soo afjari kara mid ka mid ah dagaalladii ugu dheeraa ee qaaradda Afrika ee labadaasi dal dhex maray. Wafdi oo ay ka mid yihiin wasiirka arrimaha dibadda Cismaan Saalax iyo la taliyaha madaxweynaha Ertrea […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda Eritrea oo Wafdi u dirtay Itoobiya