Dowladda Ethiopia oo ka digtay qaraxyo kale oo ka dhaca dalkaasi.

0
139

Digniintaasi waxaa lagu sheegay hadal-qoraal oo maanta ka soo baxay Xafiiska Madaxa Dowladda Ethiopia ugu qaabilsan Arrimaha Isgaarsiinta, Axmed Shide Qoraalka waxaa lagu xusay inay jiraan caddaymo muujinaya in Ciiddankii ku fashilmay qarixii Sabtigii hore kadhacay Addis Abeba ay maleegayaan inay qaraxyo ka geystaan qeybo ka mid dalka Ethiopia. Dhinaca kale, Ra’isul-wasaare Abiy Ahmed Ali […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda Ethiopia oo ka digtay qaraxyo kale oo ka dhaca dalkaasi.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.