Dowladda federalka Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii lagu qaaday saldhigga ciidamada Kenya iyo Maraykanka ee gobolka Lamu

0
103

Axad, Janaayo, 05, 2020 (HOL)- Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku biirtay cambaaraynta caalamiga ah ee loo jeediyay weerarkii lala beegsaday ciidamada isku dhafka ah ee Kenya iyo Mareykanka ee fadhigoodu yahay garoonka Manda Bay Airfield.




SOURCE: Dowladda federalka Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii lagu qaaday saldhigga ciidamada Kenya iyo Maraykanka ee gobolka Lamu

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.