Talaado, December, 17, 2019 (HOL)-Saraakiisha ciiddanka xoogga dalka Soomaaliya ee ku sugan gobolka Mudug, ayaa sheegay in maanta la kala qaadayo maleyshiyo beeleedyadii ku dagaalamay inta u dhexaysa Towfiiq iyo Afbarwaaqo.
SOURCE: Dowladda Federalka Soomaaliya oo maanta kala qaadaysa maleyshiyaadkii ku dagaalamay Towfiiq iyo Afbarwaaqo