Dowladda Indonesia oo caalamka ka codsatay gargaar deg deg ah

0
291

Isniin, October, 01, 2018 (HOL)- Xukuumadda Indonesia ayaa codsatey kaalmo deg deg ah,kaddib markii saddex maalmood ka hor ay ku dhufteen dhulgariir dhibaato baaxad leh gaystay iyo duufaan ka dambaysay jasiiradda Sulawesi.




SOURCE: Dowladda Indonesia oo caalamka ka codsatay gargaar deg deg ah

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.