Dowladda Ingiriiska oo Saldhig Millatari ka sameysan doonta deegaanada Soomaaliland

0
286

Arrintan ayaa soo shaac baxday, kadib, markii uu Xoghayaha Difaaca ee dalka Britain,Gavin Williamson dhawaan booqday magalladda Hargeysa, oo uu Kulan kula yeeshay Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi. Kulankaasi waxaa looga wada hadlay qaabka loo xoojin karo xiriirka Britain iyo Somaliland, iyadoo ay Britain horey u gumeysan jireen Somaliland oo ku taalla W/Galbeed ee Somalia. […]




SOURCE: Dowladda Ingiriiska oo Saldhig Millatari ka sameysan doonta deegaanada Soomaaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.