Khamiis, June, 28, 2018 (HOL)–Dowladda Itoobiya ayaa ugu danbeyntii Xabsiga ka sii deysay Cabdikariin Muuse Qalbi Dhagax oo ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa Ururka ONLF bilihii ugu danbeeyayna u xirnaa dowladda Itoobiya.
READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda Itoobiya oo sii deysay Cabdikariin Muuse QalbiDhagax