Dowladda Jabuuti”DP World waa ka mamnuuc Dekadda Dooraale

0
522

Xukumadda Jabuuti ayaa sheegtay ineysan suuragaleyn iney shirkadda DP World ay mar kale ku soo noqoto maamulka Dekedda Dooraale. Shirkadda DP World War saxafadeed ay 5-ti bisha Sitembar soo saartay ayaa waxay ku sheegtay iney maxkamad ku taalla dalka Ingiriiska u xukuntay maamulka iyo maareynta Dekedda Dooraale ee Jabuuti iney ku soo noqoto. Dowladda Jabuuti […]




SOURCE: Dowladda Jabuuti”DP World waa ka mamnuuc Dekadda Dooraale

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.