Arbaco, Janaayo, 16, 2019 (HOL)-Howlgal qaatay in ka badan 12 saacadood kaddib waxaa baraha bulshada ka soo muuqday meydadka qaar ka mid ah raggii weeraray Dusit hotel magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
SOURCE: Dowladda Kenya oo soo bandhigtay meydadka qaar ka mid ah raggii weeraray Dusit Hotel