Dowladda Kenya oo xir xirtay dhalinyaro loo qorayay in ay ka mid noqdaan Al-shabaab

0
75

Talaado, Janaayo, 29, 2019 (HOL)- Saraakiisha dowladda Kenya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay xarigga dhalinyaro sida ay sheegeen loo qorayay ka mid noqoshada Ururka Al-shabaab ee ka dagaalama gudaha dalka Soomaaliya.




SOURCE: Dowladda Kenya oo xir xirtay dhalinyaro loo qorayay in ay ka mid noqdaan Al-shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.