Jimco, July, 13, 2018 (HOL) – Dowladda Norway ayaa maanta ku dhawaaqday in ay aqoonsatay baasaboorka Soomaaliya, ayada oo ku biiraysa dalalka Yurub ee horay u aqoonsaday sida Faransiiska, Talyaaniga iyo kuwo kale.
READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda Norway oo si rasmi ah u aqoonsatay Basaboor-ka Soomaaliya