Sabti, June, 30, 2018 (HOL)-Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay waddo qorshe ku aadan in xarumo Caafimaad laga furo meelaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay kaga sugan yihiin maamul goboleedyadda.
READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda oo isbitaallo lagu daweeyo ciidamada xoogga ka hergalin doonta maamul gobolleedyada