Dowladda oo loogu baaqay in ay la timaado Qorshe Amniga wax lagaga qabanayo

0
37

Sabti, December, 28, 2019 (HOL)- Iyadoo maanta maagaalada Muqdisho uu ka dhacay Qarax galaaftay nolasha ku dhawaad 100 ruux ayaa loogu baaqay dowladda Soomaaliya in ay la timaado qorshe Amni oo wax lagaga qabanayo qaraxyada noocan oo kale ah.




SOURCE: Dowladda oo loogu baaqay in ay la timaado Qorshe Amniga wax lagaga qabanayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.