Talaado, July, 17, 2018 (HOL) -Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay culima’udiinka Soomaaliyeed kala hadashay in ay qeyb ka noqdaan dagaalka lagula jiro Ururrka Al-shabaab oo todobaadyadii ugu danbeeyay xoojiyay weerarrada ka dhanka ah xarumaha dowladda.
READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda oo markii ugu horeysay dagaalka Al-shabaab ku biirineysa Culimada