Dowladda oo Muqtaar Roobow kahor istaagtay inuu u tartamo doorashada Koofur Galbeed

0
370

Shalay gelinkii hore ayaa Wadaadka Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur waxa uu gaaray Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay,waxaana halkaasi uu kaga dhawaaqay inuu yahay musharax Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay Muqtaar Roobow ka joojisay inuu u tartamo xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed,waxana ay sheegtay inay jiraan […]




SOURCE: Dowladda oo Muqtaar Roobow kahor istaagtay inuu u tartamo doorashada Koofur Galbeed

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.