Dowladda oo sheegtay in ay howlgal ku dishay ku dhawaad 30 xubnood oo ka tirsan Ururka Al-shabaab

0
103

Jimco,Janaayo, 03, 2020 (HOL)-Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal militari oo ay ka fuliyeen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed qeybo ka mid gobolka Shabeellaha Hoose ku dileen ku dhawaad 30 xubnood oo ka tirsan Ururka Al-shabaab




SOURCE: Dowladda oo sheegtay in ay howlgal ku dishay ku dhawaad 30 xubnood oo ka tirsan Ururka Al-shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.