Dowladda oo sheegtay in maalinta berri ah la keeni doono meydka Wasiir Xoosh

0
41

Sabti, Maarso, 09, 2019 (HOL)-Wasiir ku-xigeenka Wasaarradda Dastuurka dowladda Soomaaliya Xuseen Cabdi Cilmi ayaa warbaahinta u sheegay in meydka Wasiirka la keeni doono maalinta Berri ah, islamarkaana ay isla beri la aasi doono.




SOURCE: Dowladda oo sheegtay in maalinta berri ah la keeni doono meydka Wasiir Xoosh

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.