Dowladda oo soo afjartay Howlgalka weerarkii lagu qaaday Hoteelka SYL ee magaalada Muqdisho

0
12

Arbaco, December, 11, 2019 (HOL)-Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in la soo afjaray weerar culus oo fiidnimadii xalay Al-shabaab ay ku qaadeen hotelka mashquulka badan ee SYL magaalada Muqdisho.




SOURCE: Dowladda oo soo afjartay Howlgalka weerarkii lagu qaaday Hoteelka SYL ee magaalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.