Dowladda oo u digtay askarta lacagaha baadda ah ka qaada dad-weynaha

0
311

Axad , August, 26, 2018 (HOL)-Dowladda Soomaaliya ayaa fariin digniin ah u dirtay ciidamada dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliiska ee caadeystay sida ay hadalka u dhigtay in ay dad-weynaha ka qaadaan lacago sharci darro ah.




READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda oo u digtay askarta lacagaha baadda ah ka qaada dad-weynaha

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.