Isniin, July, 02, 2018 (HOL)– Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay weerarkii Madaafiicda ahaa ee ka dhacay degmada Wadajir 1-da Luulyo 2018, Dowladda Federaalka ayaa tacsi tiiraanyo leh dirtay Qoysaska dadkii noloshooda ku waayay weerarka, iyadoona u rajeysay kuwa ku dhaawacmay in si deg deg ah Alle u bogsiiyo.
READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda oo war ka soo saartay madaafiic lagu weeraray shalay qeybo ka mid ah Muqdisho