Dowladda Qatar oo balan qaad cusub u sameysay Soomaaliya

0
463

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dawladda Qatar ee Soomaaliya Danjire Xasan Xamsa Asad Haashim, waxaana ay kawada hadleen arrimo badan oo quseeya Soomaaliya iyo Qatar. Taliyaha iyo Safiirka, ayaa si gaar ah uga wada hadlay siddii Dawladda Qatar ay uga qeyb qaadan laheyd Tababarka, dhismaha […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda Qatar oo balan qaad cusub u sameysay Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.