Dowladda Qatar oo Muqdisho ka qaaday dhaawacyadii Qarixii ex-koontarool Afgooye

0
66

Isniin, December, 30, 2019 (HOL)- Dowladda Qatar ayaa diyaarad iyo dhaqaatiir usoo dirtay Dowladda Soomaaliya, si dalkaas loogu qaado dhaawacyada aan dalka waxba looga qaban karin ee ku dhaawacmay Qarixii Muqdisho.




SOURCE: Dowladda Qatar oo Muqdisho ka qaaday dhaawacyadii Qarixii ex-koontarool Afgooye

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.