Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Qatar ayaa lagu sheegay inay si xooggan u cambaaraynayaan qaraxyadii iyo weerarkii ay Alshabaab shalay ka geysteen meel ku dhow Qasriga Madaxtooyadda ee magaalladdan Muqdisho. Wakaalladda Wararka Qadar ee QNA oo Warkan baahisay ayaa sheegtay inay Dowladda Qatar ka soo horjeedo fal kasta oo Colaad […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda Qatar oo sheegtay inay si buuxda u garab taagan yihiin DFS, kadib Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho