Dowladda Qatar oo soo saartey eedeyn ka dhan ah Sacuudiga oo ku saabsan Arrimaha Xajka

0
626

War ka soo baxay Dowladda Qatar ayaa waxaa dowladda Sacuudiga lagu eedeeyey in muwaadiniinta Reer Qatar ka mamnuucday in ay sanadkaan 2018 ka mid noqdaan dadka Xajiya. Dowladda Sacuudiga ayaa Qatar u ogolaatay in 1,200 xujey ah oo sanadkan xaadiraan,laakin dowladda Qatar ayaa ku andacootay in aysan macquul aheyn in Sacuudiga uu soo kobo dadka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda Qatar oo soo saartey eedeyn ka dhan ah Sacuudiga oo ku saabsan Arrimaha Xajka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.