Wasiiru-dowlaha arrimaha Dibedda ee dalka Qatar, Suldaan Bin Sacad Al-muraykhi waxa uu hadalkaasi ka sheegay Shirkii Arrimaha Somalia ee lagu qabtay magaalladda Brussels ee dalka Belgium, wuxuuna Beesha Caalamka ku booriyey inay mideeyaan Dadaalkooda ku aadan xal-u-helista Xaalladda Somalia. Waxa uu intaasi ku daray inay Beesha Caalamka ku casuumayaan inay ciiddamo ku soo biiriyaan sidii xal […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda Qatar oo ugu baaqday Beesha Caalami inay u midoobaan Xal-u-helista Arrimaha Somalia