Dowladda Sacuudiga oo ka hadashay cadaadiska saaran dhaxal-sugaha Boqortooyada

0
258

Khamiis, November, 22, 2018 (HOL) – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee waddanka Sucuudi Carabiya, Caadil al-Jubayri ayaa sheegay in xad lama dhaafaan ah ay tahay in su’aal la galiyo ama la dhaleeceeyo hoggaanka boqortooyada, taas oo ay ka mid tahay baaqyada ah in la badelo Amiirka dhaxalsugaha ah Maxamed bin Salmaan.




SOURCE: Dowladda Sacuudiga oo ka hadashay cadaadiska saaran dhaxal-sugaha Boqortooyada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.