Dowladda Sacuudiga oo xayiraadii ka qaaday Xoolaha Soomaaliya ee loo dhoofin jiray

0
127

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya Mudane Sheikh Nuur Maxamed Xasan ayaa sheegay in dhoofinta xoolaha dalka ay meel wanaagsan marayaan, lana Qaaday Xayiraaddii saarneyd  Dhoofinta Xoolaha Soomaaliya ee Loo dhoofin Jiray Dalka Sucuudiga Taas Oo Lasaaray sanaddii 2016-kii. Dalka Sacuudiga oo ah dalka ugu badan oo Soomaaliya looga dhoofiyo Xoolaha Nool ayaa bishii […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda Sacuudiga oo xayiraadii ka qaaday Xoolaha Soomaaliya ee loo dhoofin jiray

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.