Dowladda Shiinaha oo DFS ka taageereysa La-dagaalanka Al-Shabaab

0
468

Wasiirka Arrimaha dibedda ee dalka Shiinaha Wan Yi waxa uu hadalkaasi sheegay, kadib, markii uu dhigiisa dalka somalia, Axmed Ciise Cawad kula kulmay magaalladda Pejing, oo ay kaga wada hadleen Xiriirka Labada dal iyo Xaalladda Ammaanka ee Somalia. Wasiir Wan Yi waxa uu ka hadlay Xiriirka qotadda dheer ee ka dhexeeya Labada Waddan, isagoo sheegay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda Shiinaha oo DFS ka taageereysa La-dagaalanka Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.