Dowladda Somalia oo isbedel ku sameysay Ciidamadii ku sugnaa Wadada Warshadaha

0
300

Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay isbedel ku sameysay Ciidamada amniga caasimadda kuwaas oo ku sugnaa Wadooyinka Waaweyn ee Magalada Muqdisho,xilli todobaad gudahiisa Magalada Muqdishi ay ka dhaceyn qaraxyo iyo weeraro toos ah. Meelaha isbedelka lagu sameeyey ayaa waxaa ka mid ah Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya ee ku sugnaa Wadada Warshadaha  ayaa loosoo wareejiyey gudaha Magalada sida […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dowladda Somalia oo isbedel ku sameysay Ciidamadii ku sugnaa Wadada Warshadaha

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.