Dowladda Somalia oo ka qeyb qaadaneysa xalinta khilaafka u dhaxeeya Jabuuti iyo Eretrea

0
95

Wasiirrada arrimaha dibedda ee Dowladaha Soomaaliya , Itoobiya iyo Eretrea ayaa la filayaa in ay dhawaan kulan Saddex Geesood ah ku yeeshaan Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Dalka Jabuuti. Xog ay heshay Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegaysa In masuuliyiintan ay ku wajahan yihiin Jabuuti, iyagoo ka wada hadli doono sidii xal waara looga gaari lahaa xurgufta […]




SOURCE: Dowladda Somalia oo ka qeyb qaadaneysa xalinta khilaafka u dhaxeeya Jabuuti iyo Eretrea

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.